Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar kulan kula qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan. Madaxweyne Farmaajo iyo Cabdiqaasim Salaad ayaa kawada hadlay xaalada siyaasadeed ee hada dalka ku jiro , waxa ayna labada dhinac is dhaafsadeen talooyiin iyo aragtiyo wax ku ool ah. Cabdiqaasim … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya (Daawo Sawirada)